weynasoo gaartay faarintada
waan kaga soo jawaabeyna
INSHA ALAAH.

Mahadka wuxu Bixiyaa waxbarasho Diini Ah, sida Quranka Kariimka,Hingada Carabiga, Xifdinta Quranka, Axadith-ta, Saladda & Axkamteeda, Luqadda Carabiga, Sirada Nabiga (SCW) iyo IWM.

waxa wax ku barayo macalimiin Soomaali ah Qibrad u leh diinta islamka, Kuna hadla Luqadaha CARABIGA & ENGLISH-ka Taaso u sahleyso iney is fahmaan Caruurta Qurbaha Ku dhalatay ama ku nool iyo iyaga(macalimiinta).
Machadka wuxu fursad siinayaa dhamaan Qof walba jecel Xifdinta Quranka Kariimka iyo Barashada Diinta islamka, wuxuna wax kugu Baraya sii Online ah, adigo Jooga Gurigaaga ama Goobtada shaqo.

Machadka wuxuu wax kugu barayaa aladda SKYPE-ka oo ah maqal iyo muqaal. Machadku wuxuu siinayaa ardeyda cusub tijaabo sedex malmood ah oo lacag la'aan ah si uu ugu qanco waalidka.
wixii Talo iyo Tusaale ah Kusoo dir Telefoonada ama Baraha Bulsha aan kuleenahay sida ka muuqato qeebta sare iyo hoose ee page-kaan. Mahadsanidiin.

Nala Soo Xiriir

Machadka wuxuu idin hayaa waxbarasho kala ah

Higaada Carabiga

Higaada Carabiga

Akhrinta Quraanka

Akhrinta quran

Xifdinta Quranka

Xifdinta quran

Tajwiidka Quranka

Tajwiidka quran

Luqadda Carabiga

Luqadda Carabiga

Saladda & Axkaamteeda

saladda iyo axkamteeda

Axadithta

Axadithta

Siirada Nabiga(SCW)

Siirada Nabiga(SCW)

SH Cabdirashiid Shiekh Cali Suufi - Fadliga Qur'aanka


Sidee quranka u xifdiya sheikh abdirashid ali suufi

????? ?????? ??????? ??? ??? ????? (?) - ???? ???????


Waa Kuma Aqoonyahanku Sh Mustafe X Ismaaciil


Halkaan ka dagso(download) Applications oo aad ku anfacayo.


Musafir macal quraan 1

waa Barnamij lagu soo maray wadamada Turkey, Masar, Maroco, Muritaniya, Shishaan. Fikradisana tahay in lagu soo bandhigo wadoyinka lagu xifdiyo quranka iyo Asraarta ku cawineyso ardeyda iney xifdiyaan Quranka.
sheikh Fahad Alkandari

daawo

Bil Quraan Ihtadeytu 1

waa Barnaamij lagu soo qaadanayo dadka ku hanuunay ayado quran ay maqleen ama ay aqriyeen alah labtoda ugu sharxay islamnimo iyo iiman. waxa laga soo duubay wadamada Talyaniga, Biljimka, faransiska iyo isbayn.
sheikh Fahad Alkandari

Daawo